Aqooniswaydaarsi Ku Saabsan Kor U Qaadida Wacyiga Siyaasada iyo Horumarinta Beelaha La dhaqanku naa Oo Borama Lagu Qabtay

  Aqoonisweydaarsi ku saabsan sidii kor loogu qaadi wacyiga siyaasadda iyo horumarinta beelaha la haybsooco ayaa Boorama looga furay xubno ka mid ah beelahaasi ee degaanka Boorama. Aqoonisweydaarsigan oo ay soo qabanqaabiyey ururka lagu magacaabo Codka haweenka la haybsooco ee Soomaaliland ee VOSOMWO ,ayaa waxa kasoo qaybgalay masuulyiinta Maamulka gobolka awdal ,hogaamiye dhaqameedyo iyo marti …

Aqooniswaydaarsi Ku Saabsan Kor U Qaadida Wacyiga Siyaasada iyo Horumarinta Beelaha La dhaqanku naa Oo Borama Lagu Qabtay Read More »