Vosomwo Organization organized awareness raising for Gabooye community make registration card vote.
Kulan ballaadhan oo uu soo qaban-qaabiyey Ururka Waddaniga ah ee Vosomwo laguna wacyi-gelinaayo Bulshada Beelaha Gabooye ayaa maanta lagu qabtay Magaaladda Hargeysa.