Ururka VOSOMWO ayaa 25 haween iyo hablo ah oo ka soo jeeda beelaha dhaqanku naafeeyey u qabtay tababar lagu baranayey dimuqradiyada, hogaankaa iyo ka qaybgalka siyaasada
Ururka codka haweenka beelaha dhaqanku naafeeyey ee VOSOMWO oo kaashanaya hayda SIHA NETWORK aya waxa ay tababar soconayey laba cisho ugu qabteen 25 haween iyo hablo ah oo ka soo jeeda beelaha la garbiyo magalada Hargeisa. Tababarkan aya waxa u iba fur u yahay tababaro xidhiidha oo lagu qaban doono gobolada dalka laguna tababari doon …