Ururka Waddaniga ah ee codka haweenka VOSOMWO oo kashanaaya Dalada SIHA Network oo fadhigeedu yahay Dalka Uganda, ayaa magaalada Berber ku qabtay kulan balaadhan oo lagaga hadlayey caqabadaha soo wajaha haweenka hanka siyaasadeed leh iyo tacadiyada ay markaasi la kulmaan dhinaca dhaqanka.
Ururka Waddaniga ah ee codka haweenka VOSOMWO oo kashanaaya Dalada SIHA Network oo fadhigeedu yahay Dalka Uganda, ayaa magaalada Berber ku qabtay kulan balaadhan oo lagaga hadlayey caqabadaha soo wajaha haweenka hanka siyaasadeed leh iyo tacadiyada ay markaasi la kulmaan dhinaca dhaqanka. Kulankan oo ka dhacay Berbera Beach ayaa waxa ugu horayn halkaasi ka …