Maqaalka-Saddex-Bilooka-ah-Ee-Joojinta-Gudniinka-Hablaha Ururada Xubnaha ka ah NAFIS Waxay u midaysan yihiin inay cidhib-tiraan Dhammaan Tacadiyada Jinsiga ku Salaysan ee uu ka mid yahay Gudniinka Hubluhu.
KAALINTA SHAQAALAHA CAAFIMAADKA IYO GUDDO DHAQAMEEDKA EE FULINTA GUDNIINKA HABLAHA: DARAASAAD LAGA SAMEEYAY SOOMAALILAND / NAFIS NETWORK HORDHAC Sida ay tilmaantay WHO (2023), Gudniinka Hablaha (FGM) wuxuu ku lug leeyahay jarista ama saarista xubnaha taranka ee haweenka, iyada oo aan loo samaynahayn sabab caafimaad balse loo samaynayo sababo dhaqan iyo bulsho. Gudniinka Hablaha waxaa loo …