Ururka VOSOMWO oo Faahfaahiyey Faa’iidooyinka Laga Dhaxlay Xidhiidhka Saaxibtimo ee Somaliland iyo Taiwan
Ururka VOSOMWO oo Faahfaahiyey Faa’iidooyinka Laga Dhaxlay Xidhiidhka Saaxibtimo ee Somaliland iyo Taiwan… Dood Cilmiyeed uu ay si wada-jir ah usoo qaban-qaabiyeen ururka Codka Haweenka ee VOSOMWO iyo Taiwan, ayaa Lagu lafo-guray guulaha la taaban-karo ee Somaliland ka faaiiday Xidhiidhka Sannaad jirsaday ee Somaliland iyo Taiwan. Kulankan uu soo qaban-qaabiyeen ururka u Dooda xuquuqda beelaha …


