Ururka VOSOMWO oo ka Wacyigeliyey Bulshada Xaafada Daami Xanuunka Covid19

Ururka Wadaniga ah ee Vosomwo oo Si Balaadhan Uga Wacyigeliyey Bulshada Xaafada Daami Xanuunka Covid19 iyo Qalabka Badbaada oo loo Qaybiyey Dad-danyar ah. Ururka Waddaniga ah ee VOSOMWO oo kashanaaya Dalada SIHA Network oo fadhigeedu yahay Dalka Uganda, ayaa u qaybiyey dadweynaha ku dhaqan Xaafada Daami ee Magaalada Hargaysa agabka lagaga Gaashaanto Sadhada Coronavirus oo …

Ururka VOSOMWO oo ka Wacyigeliyey Bulshada Xaafada Daami Xanuunka Covid19 Read More »